Our Story

Somali Environmental Network (SEN) was established in 2017. Since then we have developed and grown into a vibrant, dynamic organisation. We have created a wide range of innovative programmes and services aimed to create an awareness of the importance of an ecological and sustainable Somalia through education and community projects.

Our Mission

Our Vision is a clean, healthy and well protected environment supporting a sustainable society and economy.

Our Vision

Our mission is to protect the natural environment and wildlife, enhance nomads people by developing their knowledge, skills and confidence that channels their passion into positive and creative actions that helps create a sustainable planet.

Taariikh-Deena

Somali Environmental Network (SEN) waxaa la aasaasay sanadii 2017. Tan iyo markaas kadib waxaan xooga saarnay dhisida urur firfircoon ujeedo fogna leh. Ururku inta uu dhisnaa wuxuu ku guulaystay inuu gacan wayn ka gaystay kor uqaadid habnololeedka bulshada soomaaliyeed, wacyi galinta deeganka  dabiiciga ah iyo fulinta mashaariic bulsho.

Himiladeena

Himiladeena waa deegaan nadiif ah, caafimaad leh si wanaagsana loo ilaalsho kaasoo qayb ka noqonaya bulsho ku nool nolol wanaagsan iyo dhaqaale kobcaya.

Hadafkeena

Hadafkeenu waa ilaalinta deeganka iyo duurjoogta  sidookale kor u qaadno nolosha reer miyiga inagoo u marayna wacyigalin iyo xirfadooda oo kor loo qaado waxaana rajaynaynaa inay taasi qayb ka noqoto somali ku nool xasailooni dhinacwalba ah.

Our Values

  • Accountability
  • Reliability
  • Cost-effectiveness
  • Respect
  • Partnership
  • Courage

Qiyamkeena

  • Isla-Xisaabtan
  • Is-aaminaad
  • Hufnaan
  • Xushmad
  • Iskaashi
  • Dulqaad

We are committed to the highest standards of accountability, transparency and integrity across our organisation.

0$ Make Donation
0K Valunteer
0K Education
0 Somalia